Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 10/04/2022 Xilalkii la wareegay Mas’uuliyiinta Cusub ee Wasaaradda Beeraha Iyo Rawaabka ee Dowlada Puntland.