- April 12, 2018
- Posted by: moai
- Category: News
No Comments
#Bun ka waxa uu kamid yahay Dalag yada qaaliga ah ee kabaxa dalkeena Somalia, Bunkan aad u jeedaan waxa hodan ku ah Gobalka #sanaag, gaar ahaan buuraha caalmadow.
Wadanku waa hodan ee aan hadimada ka dayno oo aan dalkeena aamino.
Beero intaad Beegan lahayd.
