Wasiir Doonyaale iyo masuuliyiinta kale ee la socday ayaa u kuur-gallay shaqooyinka xarumahaas u hayaan bulshada, adeegyada ay bixiyaan, waxyaabaaha u qabsoomay, qorshayayaasha mustaqbalka iyo caqabadaha kale ee jira.