- March 30, 2024
- Posted by: moai
- Categories: Announcement, News
No Comments
GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DPL Maxamed Cabdulqaadir Saalax (doonyaale) ayaa xarunta tababarada beeralayda ee Garoowe kormeer indha indhayna ku tagay isagoo booqday qaybaha kala duwan ee xarunta.
Waxaana kulan kaa ku weheliyay wasiir ku-xigeenka wasaarada Faaiso Cali Ismaacil
Agaasimaha guud C/xakiin Maxamed Cismaan
Agaasimayaasha waaxyaha Maamulka & maaliyada, waaxda qorshaynta & siyaasadaha, waaxda waxsoosaarka beeraha & sugnaanta cuntada, waaxda cilmi baarista & fidinta beeraha.
DHAMAAD,
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Puntland
