kulankii wasaaradda iy WFP

kulankii wasaaradda iy WFP

 

 

GAROWE- 25 march 2024: Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Waraabka Dowladda Puntland Maxamed Cabdulqaadir Saalax ( Doonyaale ) oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda C/xakiin Maxamed Cismaan ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay wafti ka socda hay’adda WFP.

Labada dhinac ayaa ka Wada hadlay xoojinta wax soosaarka beeraha & sugnaanta cuntada

Iyadoo bulshada reer Puntland ay helayaan cunto ku filan.

Gaba gabadii Waxaa la isla qaatay in lasii dar dargeliyo wada shaqeynta labada dhinac.

DHAMAAD,

Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Beeraha & Waraabka DPL.