- April 18, 2022
- Posted by: moai
- Category: News
No Comments
Xafladda Maalinta Beeraha Puntland 14/04/2018, oo ka dhacday hoolka shirarka ee PDRC Garoowe, taasoo lagu soo bandhigayey heerka waxsoosaarka Beeraha goboladda Puntland, ayna ka soo qayb galeen bulshada qaybeheeda kala duwan, sida Madaxda Dawladda, Isimada,Cuqaasha, Culima awdiinka, hooyooyinka, Dhalin yareda iyo Saxaafadda, halkaasoo lagu soo bandhigay dhamaan dalagyada ka soo baxa deegaanada Puntland.
